|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaano,Dhalinyaro Iyo Haween Si Adag Uga Hadlay Xadhiga Siyaasiyiinta Xisbiyada Mucaaridka Ah Ee Ay Kamidka Yihiin Siyaasi Cukuse Iyo Xamarje.
June 13, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan siciid cudhay oo katirsan golaha deegaanka caasimada hargaysa ,dhalinyaro iyo haweenka degmada maxamuud haybe ayaa si adag uga hadlay xadhiga sharci darada ah ee xukuumadu kula kacday siyaasiyiinta xisbiyada mucaaridka ee ay kamidka yihiin siyaasi cabdilaahi daahir cukuse, xoghaye yuusuf kayse iyo siyaasi axmed cumar xamarji kuwaasi oo sifo sharci daro ah loogu dhaaciyay jeelka madheera iyaga oo aan wax maxkamad ah la horgaynin. Sidoo kale dadwaynahan ayaa wacad ku maray hadii ay xukuumadu xoriyadooda usoo celin waydo siyaasiyiinta in aan madaxwayne biixina daayar kazoo degay madaarka hargaysa. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:"Waxaynu Aaminsan Nahay Iyo Qadiyadeena & Qarannimada Somaliland, Maaha Mid Ku Waxyeeloobaysa, Qof L... Maxaa Ku Qarsoonaa Astaanta Xisbiga Kulmiye Ee Salaanta Labada Gacmood ? Guul Iyo Guul Darro Midkay... DAAWO;-Musharixiinta Xisbiga Ucid Uga Sharaxan Deegaanka Gabiley Iyo Wakiilada Oo Si Kulul Ucanbaare... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|