|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Mustafe Khayreeye Oo Wax Laga Xumaado Ku Tilmaamay In Wasiir Xukuumada Katirsani Uu Aflagaadeeyo Bulshada Gobolka Sanaag.
June 15, 2022 - Written by Editor:“Maaha In La Aflagaadeyo Dadka Gobolka Sanaag,Oo la Dhaho Dhuxul Baad Shidaan…”Xildhibaan Mustafe Khayreeye. HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan mustafe khayreeye oo kamid ah mudanayaasha laga soo doortay goboka Sool Gaar ahaan caynaba ayaa ka ajwaaba hadal kazoo yeedhay wasiirka arimaha gudaha oo ku waajahnaa shacabka gobolka sanaag kaasi oo xasaasiyad ka dhaliyay bulshada dhexdeeda. Sidoo kale xildhibaan mustafe ayaa ka hadlay komishanka cusub ee madaxwaynuhu usoo gudbiyay Dhanka kale xildhibaan mustafe ayaa ka hadlay dadkii iyo siyaasiyiintii xisbiyada mucaaridka ee lagu xidh xidhay mudo haraadkii iyo qaabkii ciidamada boolisku ula dhaqmeen. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO;-Madaxdhameedka Gobolka Gabiley Oo Si Adag Horyimid Joojinta Qaadka, Sheegayna In Qorshahaasi ... Daawo:Odayaasha Iyo Waxgaradka Degmada Baki Oo Shaaciyay In ay Ka Huleelayaan Xisbiga Kulmiye Dhalii... Daawo: Gudomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Oo Si Diiran loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Laascaanod COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|