Xildhibaan Guruuje Oo Talooyin Dhaxal gal Ah Ujeediyay Madaxwayne Biixi Iyo Xisbiyada Mucaaridka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Guruuje Oo Talooyin Dhaxal gal Ah Ujeediyay Madaxwayne Biixi Iyo Xisbiyada Mucaaridka!
June 8, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan axmed nuur guruuje oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada somaliand ayaa ka hadlay xaalada uu dalku marayo iyo biyo la,aan ka taagan deegaanadii laga soo doortay

Sidoo kale xildhibaan guruuje ayaa madaxwayne biixi iyo madaxda asxaabta mucaaridka ujeediyay talooyin dhaxal gal ah.

COMMENTS
LINKS