GABILEY(W,N)-Xaashida Eeda Aare Suleiman Cawleed oo Mudo 26 Cisho Ah Ku Xidhan Saldhiga Magaalada Gabiley Iyo Qodobada Xeer Ilaalintu Kusoo Eedaysay.
Aare Suleebaan ayaa loo haystaa afgalaado madaxwaynaha Dalka Jabuuti Iyo qoyskiisa. balse Aare looma Haysto Dambi uu ka galay Somaliland oo halka uu hada ku Xidhan Yahay Ah.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;