|
|||||
WAJAALE NEWS
Wiil Lagu Jidh Dilay Mudaharaadkii Mucaaridka Oo Ku Waayay Xiniintiisa,Kana Ka Waramay Sidii Wax Ugu Dhaceen, Cida Dishay Iyo Hadalo Uu Ku Yidhi Taliye Dabagale!
June 23, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wiil dhalinyaro ah oo kamid ahaa dadkii lagu soo qabqabtay mudo haraadkii mucaaridka islamarkaana ciidanka boolisku jidh dil ugaysteen sobobay in uu ku waayo xiniintiisa hada yaala cisbitaal magaalada hargaysa ku ayaala ayaa ka waramay sidii ciidamadu mudo 7cisho ah oo ku xidhnaa saldhiga dhexe oo aan la gayn wax dhakhtar ah Sidoo kale wiilkan dhalinyarada ah ayaa ka warbxiyay intii uu xidhnaa kulan uu la yeeshay taliyaha ciidanka booliska iyo waxa uu waydiiyay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Macalinka cusub Ee Real Madrid Rafael benitez oo Cristiano Ronaldo ka Ciyaarsiinaya Booska 9 Iyo Sh... DAAWO;-Abwaan Daaha Gaas Oo ka Hadlay Bandhig Sugaaneed Laga Joojiyay Iyo Jawaabta Maamulka Burco! Shirka Somaliland iyo Somalia Ee Turkiga Oo Ay Caqabad Ku Noqdeen Xubno Reer Somaliland Ah Oo Dawlad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|