“Waxyaabo Badan Ayaa Keena Colaadaha Oo Ay Dumarku Kamid Yihiin”Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Waxyaabo Badan Ayaa Keena Colaadaha Oo Ay Dumarku Kamid Yihiin”Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl
June 29, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha gudaha oo ka hadlay munaasibad komishanka xuquuqal iisaanka qaranku soo agaasimeen ayaa sheegay In saxaafada dalku baahiyaan odoyaal usha lulaya kuna baaqaya dagaal iyadoo aanay dhib ka jirin dalka

Sidoo wasiirka arimaha gudaha ayaa sheegay in habeen iyo maalin wax laga sheegayo xukuumada loona baahan yahay in komishanka xuquuqal iisaanku iyaga udoodo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS