|
|||||
WAJAALE NEWS
“Waxaanu Marwalba Kasoo Horjeednaa Waxkasta Oo Mudo Kordhin Ah, Dalka Waxaa Daashay 30Sano Wax Layidhaa Korodhsi”Prof Cabdisalaan Yaasiin.
June 23, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Prof Cabdisalaan Yaasiin oo kamid ah Siyaasiyiinta somaliland ayaa ka hadlay khilaafka siyaasadeed Ee Udhexeeya xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka oo salka ku Haya qabsoomida doorashada madaxtooyada iyo wakhtiga la furayo ururada siyaasada Sidoo kale prof cabdisalaan yaasiin ayaa sheegay in muranka Siyaasada ee wakhtiga doorashooyinka uu somaliland marwalba uu soo noqnoqdo islamarkaana hada madaxwaynaha jooga uu siduu rabo udhigo sharciga dalka Isagoo gudiyada dhexdhexaadinta xukuumada iyomucaaridka uga digaymudo kordhin loo sameeyo xukuumada iyo mudada xisbiyada siyaasada. Dhanka kale prof cabdisalaan yaasiin ayaa ka hadlay wararka sheegayay maalmahan in musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani uu urursaday ciidan beeleed boolisku ku eedeeyay in gurigiisa joogaan isagoo xusay in madaxwaynaha haatan talada dalka haya uu isna xiligii uu mucaaridka ee xukuumadii madaxwayne daahir riyaale haysay talada dalka.
Related posts:Wefdi uu Hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibedda JSL Dr. Sacad Ali Sire oo ka Qeyb galay Shirkii 4aad... DAAWO;"Farmaajo Cudur Buu Qaaday Lagu Yidhi Hadaad Hargaysa Tagto Waad Ka Bogsanaysaa" Marwo Faadumo... Maareeyaha Wakaalada Korontada Hargeysa Oo Ka Hadlay Asbaabaha Keenay In Qaybo Ka Mid Ah Caasimada D... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|