“Waxaanu Leenahay Madaxwaynaha Jsl Masuuliyiinta Aad Madheera Ku Xidh Xidhatay Soodaa, Xaqdaro Ayay Ku Xidhan Yihiine”Siyaasi Axmed like. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Waxaanu Leenahay Madaxwaynaha Jsl Masuuliyiinta Aad Madheera Ku Xidh Xidhatay Soodaa, Xaqdaro Ayay Ku Xidhan Yihiine”Siyaasi Axmed like.
June 11, 2022 - Written by Editor:

“Maanta Somaliland Waxay Maraysaa Meel Aanay Waligeed Gaadhi, Ee Ma Qaaxo Oolajibaa Mise waa Dhaqankii Itoobiya Lagala Yimid”Siyaasi Like

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Axmed Xasan Cali (like) Oo katirsan Xisbiga mucaaridka ee waddani ayaa ka hadlay xadhiga ay Xukuumadu kula kacday masuuliyiin katirsan xisbiga Waddani oo qaarkood loogu soo dhacay goob ay fadhiyeen.

Sidoo kale siyaasi Axmed Like ayaa ka hadlay sarkaalkii gabadha sida tooska ah laaga ula dhacay maalintii xisbiga wadani mudo haraadka dhigeen Iyo sidii ciidamadu gaadhi ujiidhsiinayeen musharaxa madaxwayne cabdiraxmaan cirro.

Dhanka kale siyaasi like ayaa madaxwayne biixi uga digay in aanu kursiga kaga tagin sidii farmaajo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS