Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Ardayda Dugsiyada Dalka Uga Digay In Ay Qayb Ka Noqdaan Banaan Baxyada Xisbiyada Mucaaridku Ku Baaqeen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Ardayda Dugsiyada Dalka Uga Digay In Ay Qayb Ka Noqdaan Banaan Baxyada Xisbiyada Mucaaridku Ku Baaqeen.
June 7, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Waxbarashada iyo Sayniska JSL ayaa guddoomiyayaasha Waxbarashada ee gobolada dalka ku wargaliyey inay ka reeban tahay ardayda iyo dhammaan bahda Waxbarashada banaan baxyo amniga lagu khalkhal galinayo.

Warsaxaafadeed lagu socodsiiyey dhammaan guddoonka gobolada ee Waxbarashada dalka ayaa lagu sheegay inay ka reeban tahay dhammaan Ardayda iyo bahda waxbarashada inay qayb ka noqdaan degenaashiyo darro la abuuro iyo banana baxyo.

HALKAN KAGA BOGO WARKA KASOO BAXAY WASAARADA WAXBARASHADA JSL;

 

COMMENTS
LINKS