Wasiirka Warfaafinta Somlilland Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Deegaanka Tukaraq Ee Gobolka Sool. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Warfaafinta Somlilland Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Deegaanka Tukaraq Ee Gobolka Sool.
June 18, 2022 - Written by Editor:

TUKARAQ(W,N)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigalinta JSL Saleebaan Yusuf Cali Koore iyo Wefti uu hogaaminayo ayaa gaadhey deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool,

Waxaana uu Wasiirku kormeeray dhismaha Saldhiga Booliska oo Ciidanka Qaranka iyo Bulshada deegaanku si iskaa wax u qabso ah  ay u dhisayaan.

COMMENTS
LINKS