Wasiirka Gaashaandhiga Iyo Taliyaha Ciidanka Qaranka Oo Hortagay Golaha Wakiilada Iyo Nuxurka Warbixinta Ay Siiyeen! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Gaashaandhiga Iyo Taliyaha Ciidanka Qaranka Oo Hortagay Golaha Wakiilada Iyo Nuxurka Warbixinta Ay Siiyeen!
June 11, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada gaashaandhiga iyo taliyaha ciidanka qaranka somaliland ooay weheliyaan masuuliyiin kale oo katirsan laamaha ciidanka ayaa saaka hortagay golaha wakiilada halkaasi oo ay warbixin kusiiyeen xildhibaanada

Sidoo kale xildhibaanada golaha wakiilada ayaa su,aalo waydiiyay masuuliyiintan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS