|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland Oo ka Hadashay Mudo Haraadkii Maanta Ka Dhacay Magaalada Hargaysa.
June 9, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xukuumada Somaliland ayaa ka hadashay banana baxii maanta ka dhacay magaalada hargaysaa kaasi oo ay sameeyeen xisbiyada mucaaridka Somaliland islamarkaana ay ciidamadu masuuliyiin tiro badan xidh xidheen halka qaarkamid ah masuuliyiinta xisbiyada dhaawacyo soo gaadheen Wasaarada arimaha dibada jsl oo soo saartay warsaxafadeed ay kaga hadlay mudo haraadkan ayaa beesha caalamka iyo wadamada daneeya dimuqraadiyada Somaliland la wadaagtay sida ay uga xuntay wixii dhacay iyadoo ku baaqay in lasii wado wadahaladii udhexeeyay xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka Warsaxafadeedkan oo ku qornaa luuqada Ingiriisa ayaa Udhignaa Sidan; Related posts:Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Cadeeyay In Madaxwaynaha Jsl Safar Ugu Baxayo Dalka Itoobiya. Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb-Galay Munaasibad Lagu Soo Bandhigay Guulaha Mashruuca K... Madaxweyne Siilaanyo Oo Maanta Qalinka Ku Duugay, Wa-ka-beddel iyo Kaabisna Ku Sameeyey Xeerka Codbi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|