|
|||||
WAJAALE NEWS
Waftigii Ka Socday Xukuumada Somaliland Ee Safarka Ku Tagay Dalalka Scandinavianka Oo Guulo Muhiim Ah Soo Hoyay Iyo Doorkii Safiirka Jsl Ufadhiya Dalka Sweden.
June 1, 2022 - Written by Editor:SWEDEN(W,N)-Wafti ka socda xukuumada Somaliland oo Iskugu Jiray wasiiro iyo agaasimayaal ayaa mudooyinkii ugu Danbeeyay safar shaqo ugu maqnaan wadamo katirsan qaarada yurub gaar ahaan dalalka laysku yidhaa scandinavianka Ee Sweden, filand, Norwayn halkaasi oo ay shirar muhiim ah kaga qaybgaleen kulamona la qaatay haayado caalamiya. Sidoo kale safiirka Somaliland ufadhiya dalka Sweden Amb Sakariye Xasan Wacays ayaa door laxaad ka qaatay safarka ay waftiga Somaliland ku tageen dalalka iyo kulamo ay la qaateen madax katirsan dalka Sweden. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; https://fb.watch/dnDk0JoMYp/https://fb.watch/dnDk0JoMYp/
Related posts:Qaramada Midoobay Oo Fadhi Deg deg Ah Ka Yeelanaysa Arin Muslimiinta ka cadhaysiiyay Oo Uu Sameeyay ... Majalada Gulf News Oo Warbixin Xiiso Leh Ka Qortay Sida Ay Dawladda Somaliland Uga Horreyso Soomaa... “Waxaynu Isku Haysano Xal Waynu Ka Gaadhi La’nahay, Somaliya Hub Urursi Ayey Ku Jirtaa”.Xildhibaan Q... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|