Wafti Ka Socda Beesha Caalamka Dalka Uyimid Xal Uhelida Khilaafka Siyaasadeed Iyo Nuxurka Kulamo Ay La Qaateen Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wafti Ka Socda Beesha Caalamka Dalka Uyimid Xal Uhelida Khilaafka Siyaasadeed Iyo Nuxurka Kulamo Ay La Qaateen Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka!
June 1, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wafti ka socda wadamada Yurub iyo ingiriis ee somalilland ka taageera arimaha doorashooyinka ayaa soo gaadhay caasimada hargaysa kuwaasi oo ujeedada socdaalkoodu ahayd sidii xal loogu heli lahaa khilaafka xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka ee qabashada doorashada madaxtooyada.

Waftigan ayaa kulamo la qaatay hogaanka xisbiyada mucaaridka iyo wasiirka arimaha gudaha ahna gudoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbi xaakimka haya talada dalka.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS