|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Jaamac Shabeel Oo Sheegay In 13November Wixii Ka Danbeeyay Talada Dalka Uu La Wareegi Doono Gudoomiyaha Golaha Guurtidu!
June 5, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Siyaasi jaamac shabeel oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalku galay iyo khilaafka udhexeeya xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka ee qabsoomida doorashada madaxtooyada Sidoo kale siyaasi jaamac shabeel ayaa sheegay hadii madaxwayne biixi doorashada madaxtooyada 13November uu talada dalka la wareegi doono gudoomiyaha golaha guurtidu si uu dalka doorasho ugaadhsiiyo. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Koomiishanka Maamul Wanaaga iyo La Dagaalanka Musuq-maasuqa oo Ka Hadley Warbixintii Ay Soo Sareen G... DAAWO; Sheekh Adam-Siiro Oo Si qotodheer Uga Hadlay Xaalad Cusub Ee Dalku Galay iyo Duruufaha Xilig... DAAWO;-Madaxwayne Ku Xigeenka JSL Oo Ka Qayb Galay Aas Qaran Oo Magaalada Boorama Loogu Sameeyay Mar... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|