|
|||||
WAJAALE NEWS
Roob Dabaylo Wata Oo Ka Da,ay Deegaano Katirsan Gobolka Gabiley Iyo Khasaaraha Uu Gaystay.
June 23, 2022 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Roob dabaylo wata oo maalintii shalay ka da,ay deegaanka katirsan gobolka gabiley gaar ahaan allay baday iyo meelo kale ayaa sobobay khasaare iskugu jira dhismayaal dugsi oo uu jiiadaha ka qaaday ,guryo shacab oo uu dumiyay khasaare kale Masuuliyiin katirsan maamulka gobolka gabiley iyo ka degmada ayaa kormeer ku tagay deegaanada ay ka daeen roobkan dabaylaha watay iyagoo uuurgalayay khasaaraha uu ugaystay dad, xoolo iyo dhismayaalba.
Related posts:Siyaasi Cali Guray Oo Isbarbar Dhig Ku Sameeyay Codadkii Ay Kala Heleen Xisbiyada Wadani Iyo Kulmiye... Ujeedada Wafti Golaha Wasiirada Kamida Oo Ku Sugan Magaalada Caynabo Oo Maanta Booqday Shirwaynaha... Daawo:Sariflayaasha Magaalada Hargaysa Oo aan Dhag Jalaq U Siin Go,aankii Madaxwaynaha Iyo Amaro Kam... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|