|
|||||
WAJAALE NEWS
Roob Dabaylo Wata Oo Ka Da,ay Deegaano Katirsan Gobolka Gabiley Iyo Khasaaraha Uu Gaystay.
June 23, 2022 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Roob dabaylo wata oo maalintii shalay ka da,ay deegaanka katirsan gobolka gabiley gaar ahaan allay baday iyo meelo kale ayaa sobobay khasaare iskugu jira dhismayaal dugsi oo uu jiiadaha ka qaaday ,guryo shacab oo uu dumiyay khasaare kale Masuuliyiin katirsan maamulka gobolka gabiley iyo ka degmada ayaa kormeer ku tagay deegaanada ay ka daeen roobkan dabaylaha watay iyagoo uuurgalayay khasaaraha uu ugaystay dad, xoolo iyo dhismayaalba.
Related posts:DAAWO; Maareeyaha Hayaada Wadooyinka Oo kulan la yeeshay Maamulka Gobolka Gabiley Iyo Dayactir Lagu ... DAAWO; Abwaan Qaamuus Oo Gabay Baroor Diiqa Ka Tiriyey Aaskii Marxuum Maxamed Miyir Oo Ka Baxay Bahd... Taageerayaasha Urur Siyaasadeedka Shacabka Somaliland Ee Magaalada Boorama Oo Muujiyay Cududooda! COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|