“Reerna Gaar Uma Leh Kursiga, Dadbaa Laabta Garaaca Oo Leh Waa Markayagii, Ma Dastuurka Ayay Ku Qoran Tahay”Wasiir Albaani. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Reerna Gaar Uma Leh Kursiga, Dadbaa Laabta Garaaca Oo Leh Waa Markayagii, Ma Dastuurka Ayay Ku Qoran Tahay”Wasiir Albaani.
June 10, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W.N)-Wasiirka diinta iyo Awqafta somaliland oo ka Qaybgalay kulan masuuliyinta xukuumada katirsan ee beesha garxajis kaga hadlayeen nabadgalayada ayaa sheegay in ay kibirsan yihiin bulshada ay isku deegaanka yihiin xisbiyada ay hogaamiyaan madaxda ay isku deegaanka yihiin islamarkaana aanay jirin dastuur qora in dooran ay tahay wakhtigii garxajis hogaamin lahaa somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS