|
|||||
WAJAALE NEWS
Masjid Jaamaca Magaalada Wajaale Oo Dib Udhis Lagu Samaynayo Iyo Qaarkamid Ah Culimo Awdiinta Somaliland Oo Ka Qaybgalay!
June 5, 2022 - Written by Editor:TOG WAJAALE(W,N)-Masjid jaamaca magaalada tog wajaale ee gobolka gabiley ayaa lagu samaynayaan dib udhis iyo baadhin iyadoo loo dhisayo qaab casri ah. Munaasibada lagu shaaciyay dib udhiska masjid jaamaca wajaale oo habeenki xalay lagu qabtay masaajidka ayaa waxaa ka qaybgalay culimo awdiin ay hogaaminayaan sheikh cabdilaahi sheikh cai jawhar, sheikh barbaraawi iyo gudida culimada gacanta ku haysa dhismaha masjidka iyo masuuliyiin ka socday wasaarada diinta iyo awqaafta/
Culimada ka qaybgalay munaasibada shaacin dib udhista masjid jaamaca magaalada wajaale ayaa shacabka reer wajaale iyo ganacsatada ugu baaqay in ay ka qayb qaataan dhismihiisa. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;-Wasiirka Qorshaynta Jsl Oo Beeniyay Shax Lagu Sheegay Sida Mashruuca SDF Loogu Qaybiyay Gobol... Madaxwaynaha Muqdisho Oo Shirkii Turkiga Ee Somalilad Iyo Somaliya Ku Tilmaamay Dariiqii Midnimada S... DAAWO ; Hogaamiyaha Xisbiga Waddani oo Wax Laga Xumaado ku Tilmaamay Wararka Been Abuurka ah Ee Mee... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|