“Madaxwayne Kalmadii Aad Shalay Tidhi Ee Wixii Aan Diiday, Cid Ku Eegi Maayo. Ka Rumeen, Way Taagan Tahaye Oo Kadaa Ayaan Ku Leenahay”Xoghaye Bookh. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Madaxwayne Kalmadii Aad Shalay Tidhi Ee Wixii Aan Diiday, Cid Ku Eegi Maayo. Ka Rumeen, Way Taagan Tahaye Oo Kadaa Ayaan Ku Leenahay”Xoghaye Bookh.
June 18, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha xidhiidhka Gobolada Iyo Degmooyinka ee xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Maxamed Cabdilaahi Bookh Iyo Siyaasi Cabdiqani Daahir ayaa ka hadlay xadhiga sharcid darada ah ee xukuumadu kula kacday siyaasiyinta xisbiga mucaaridka iyagoo madaxwaynaha jsl ugu baaqay in uu ka rumeeyo hadalkiisii ahaa “wixii aan shalay rag ka diiday cid ku eegi mayo”

Sidoo kale siyaasi bookh ayaa sheegay in wixii laga dagaalamay ay maanta wado xukuumada madaxwayne biixi islamarkaana habeen badhka la baadho meheradiisa kuwaasi oo u eeg ficiladii shacabka Somaliland ka diideen taliskii mucangaga ahaa ee siyaad bare.

Dhanka kale siyaasi bookh ayaa madaxwayne biixi ugu baaqay in uu qabto doorashada kaliya ee shariga ah ee madaxtooyada taasi oo umudaysan 13november.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS