Madaxwayne Biixi Oo Ka Hadlay Sobobta Ay Xukuumadiisu Ku Diidan Tahay Banaan Baxa Ay Dalbadeen Xisbiyada Mucaaridku Iyo Muranka Ka Taagan Qabsoomida Doorashada! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Biixi Oo Ka Hadlay Sobobta Ay Xukuumadiisu Ku Diidan Tahay Banaan Baxa Ay Dalbadeen Xisbiyada Mucaaridku Iyo Muranka Ka Taagan Qabsoomida Doorashada!
June 13, 2022 - Written by Editor:

CEERIGAABO(W,N)-Madaxwaynaha Somaliland oo ku sugan Magaalada ceerigaabo ayaa  caawa kulan la yeeshay madaxdhaqameedka gobolka sanaag ayaa ka hadlay sobobta xukuumadiisu ku diidan tahay mudo haraadka ay dalbadeen xisbiyada mucaaridku iyo rabshadihii ka dhashay banana bax ay sameeyeen oo loo xidh xidhay siyaasiyiin katirsan xisbiga waddani iyo Ucid oo ilaa hada xidhan.

Sidoo kale madaxwayne biixi ayaa ka hadlay muranka ka taagan doorashada iyo eedaha loogu jeediyo in uu mudo kordhin doonayo

Dhanka kale madaxwayne biixi ayaa sheegay in aanu magaalo kasta oo gobolada Somaliland ah ka sugayay sacab loo tumo balse uu ogolyahay in dadka qaar kazoo horjeestaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS