Madaxwaynaha DDS Oo Ka Hadlay Dagaalada Udhexeeya Somalida Iyo Canfarta | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha DDS Oo Ka Hadlay Dagaalada Udhexeeya Somalida Iyo Canfarta
June 18, 2022 - Written by Editor:

JIG JIGA(W,N)-Madaxwaynaha dawlad deegaanka somalida mustafe muxumed cumar ayaa ka hadlay colaada iyo dagalada udhexeeya canfarta iyo somalida oo mudo socday gaar ahaan galbeedka siti

Sidoo kale madaxwayne mustafe ayaa sheegay in colaada labadan bulsho ay sii dhigtay xukuumadii cabdi ilayn ee talada dalka laga tuuray.

COMMENTS
LINKS