Maamulka Guud Ee Shirkada Dahabshiil Oo Iska Fogeeyay In Ay Wax Lug Ah ku Lahaayeen Banaan Baxii Maanta Ka Dhacay Magaalada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Guud Ee Shirkada Dahabshiil Oo Iska Fogeeyay In Ay Wax Lug Ah ku Lahaayeen Banaan Baxii Maanta Ka Dhacay Magaalada Hargaysa.
June 9, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maamulaha guud ee shirkada dahabshiil cabdirashiid siciid ducaale ayaa iska fogeeyay ka shirkad ahaan in aanay wax lug ah ku lahayn mudo haraadkii maanta ka dhacay magaalada hargaysa

Sidoo kale maamulaha shirkada dahabshiil ayaa soo jeediyay in arimaha lagu dhameeyo wada hadal.

 

COMMENTS
LINKS