Maamulka Gobolka Gabiley Oo Kormeer Kusoo Maray Ardayda Ufadhiisatay Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Fasalada 4aad Iyo 8Aad. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Gobolka Gabiley Oo Kormeer Kusoo Maray Ardayda Ufadhiisatay Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Fasalada 4aad Iyo 8Aad.
June 11, 2022 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Badhasaabka gobolka gabiley iyo maayarka magaalada gabiley ayaa saaka kormeer kusoo maray dugsiyada ay ka bilowdeen imtixaanka shahaadiga ah ee dalka ee fasalada dugsiyada sare ee fasalada 4aad iyo hoose dhexe ee fasalka 8aad maanta sirasmi ah dalka uga bilowday.

Sidoo kale maamulka gobolka ayaa ardayda ku dhiiri galiyay in ay dadaal muujiyaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS