“Khilaafka Maanta Jiraa Wuxu Ku Kooban Yahay, Mudo Xileedkii Madaxwaynaha Oo Dhamaanaya Iyo Kii Xisbiyada Oo Isna Dhamaanaya“Siyaasiyiinta Ururada Cusub. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Khilaafka Maanta Jiraa Wuxu Ku Kooban Yahay, Mudo Xileedkii Madaxwaynaha Oo Dhamaanaya Iyo Kii Xisbiyada Oo Isna Dhamaanaya“Siyaasiyiinta Ururada Cusub.
June 3, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah siyaasiyiinta ururada cusub Hogaaminaya ayaa ka hadlay sida ay u arkaa khilaafka xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada iyo burburka komishanka doorashooyinka qaranka xili la doonayay dalka in ay doorashooyinka ka dhacaan

Sidoo kale siyaasiyiinta hogaaminayay ururada cusub ayaa sheegay in xukuumada iyo xisbiyada mucaaridku u heshiiyeen iyagoo sheegay in khilaafkoodu uu salka ku hayo mudo xileedkii madaxwaynaha oo dhamaanaya iyo mudo xileedkii xisbiyada oo isna dhamaanaya.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS