Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Dugsiyada Sare Ee Dalka Oo Lasoo Gabo Gabeeyay Iyo Gudoomiye Da,uud Oo Ka Warbixiyay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Dugsiyada Sare Ee Dalka Oo Lasoo Gabo Gabeeyay Iyo Gudoomiye Da,uud Oo Ka Warbixiyay
June 16, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Imtixaanka shahaadiga ee dugsiyada sare ee somaliland gaar ahaan ardayda fasalada afraad ayaa maanta si rasmi ah loosoo gabo gabeeyay

Gudoomiyaha xafiiska imtixaanaadka qaranka daa,uud axmed faarax oo ka warbixiyay sida uu dalka oodhan uga soo idlaaday imtixaanku.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS