Hogaanka Xisbiyada Mucaaridka Oo La Kulmay Safiirka Dalka Finland Iyo Arimaha Ay ka Wada Hadleen! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hogaanka Xisbiyada Mucaaridka Oo La Kulmay Safiirka Dalka Finland Iyo Arimaha Ay ka Wada Hadleen!
June 17, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani cabdiraxmaan ciro ayaa kulan la qaatay safiirka dalka finland oo socdaal ku jooga somailand kaasi oo ay ka wada hadleen arimaha doorashada madaxtooyada

Dhanka kale gudoomiyaha xisbiga Ucid ayaa kulan la qaatay wafiga ka socday dalka finland

COMMENTS
LINKS