|
|||||
WAJAALE NEWS
“Hadii Aad Idinku Uhaysataan In Xukuumada Somaliland Cabudhinaysto Saxaafada, Xukuumaduna Uhaysato Qolo Qaranka Duminaysa Oo Cidkale Ushaqaysa” Wasiirka Maxamed Kaahin.
June 8, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirada wasaaradaha arimaha gudaha ,warfaainta iyo isgaaadhsiinta oo ka qaybgalay kulan ay la yeesheen warbaahinta madaxa banaan ayaa ay ka jeediyeen hadalo iskugu jira hanjabaad iyo eedo, Wasiir maxamed kaahin oo goobta ka hadlay ayaa isagu ku dheeraaday eedaha iyo hadalada tooska ee uu ku canaanayo warbaahinta madaxa banana isagoo sheegay in aanay mihnada saxaafada baranin dadka faqiirka ahi, amaba saboolka ah. Dhanka warbaahinta dawlada oo iyagu duubayay kulankan ayaa muuqaalada ay baahiyeen ka saaay hadaladii suxufiyiintu ugu hal celiyaan wasiirada kaasi oo meesha ka saaraya xaqiiqada kulankii iyo wixii lays yidhi. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA HADALADII WASIIRADA!; Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|