Gudoomiye Kuxigeenka Gudida Qandaraasyada Qaranka Oo Kormeer Ku Tagay Saldhig Xukuumada Ka Hirgalinayso Magaalada Wajaale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Kuxigeenka Gudida Qandaraasyada Qaranka Oo Kormeer Ku Tagay Saldhig Xukuumada Ka Hirgalinayso Magaalada Wajaale.
June 5, 2022 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Gudoomiyaha kuxigeenka gudida qandaraasyada qaranka oo ay weheliyaan saraakiil katirsan ciidanka booliska somaliland ayaa kormeer ku tagay magaalada wajaale kaasi oo ujeedadiisu ahayd sidii ay usoo indho indhayn lahaayeen dhismaha saldhig boolis oo xukuumadu ka hirgalinayso magaalada wajaale ee gobolka gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS