Gudoomiyaha Komishanka Tamarta Jsl Oo Sheegay In Aanay Golaha Wakiiladu Awood Ulahayn Kala Dirista Komishankooda! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Komishanka Tamarta Jsl Oo Sheegay In Aanay Golaha Wakiiladu Awood Ulahayn Kala Dirista Komishankooda!
June 20, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha komishanka tamarta Somaliland maxamed faarax cadare ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay go,aan kazoo baxay shir gudoonka golaha wakiilada oo maalintii shalay ahayd sheegay in ay kala direen komishanka tamarta isagoo xusay in aanu go,aan gole ahayn balse uu ahaa mid ay wataan kooxo gaar ahi

Sidoo kale gudoomiye cadare ayaa difaacay jiritaanka komishanka tamarta oo uu sheegay in uu ku aas aasan yahay xeer madaxwayne.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS