|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Komishanka Tamarta Jsl Oo Sheegay In Aan La Aqbali Karin In Shirkadaha Laydhku Uheshiyaan Shacabka Iyo Arinta Ay Ku Dhawaaqeen.
June 24, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha komishanka tamarta somailand maxamed faarax cadare ayaa si adag uga horyimid ga,aan ay habeenkii xalay shaaciyeen kaasi oo ay ku sheegeen in dhawaan habeenkii ay laydhka bahtiin doonaan Isagoo sheegay in aan la aqbali Karin in shacabka loo heshiiyo. Sidoo kale Gudoomiyaha komishanka tamarta ayaa sheegay in talaabo laga qaadi doono shirkadaha laydhka bixiya sidii shirkadihii Roodhida ee xukuumadu xidh xidhay.
Related posts:“Anigu Ma Aaminsani In Kursiga Lasiinayo Faratoon, Ninka Lagu Raaligalinayaa Waa Mahad Canbaashe Oo.... Hay’adda Wadaniga Ah Ee GAVO iyo DRC Oo Munaasibad U Sameeyey 24 Arday Oo Dhammaystay Xirfadaha Gaca... Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Diinta & Awqaafta Jsl Oo Kulan La Yeeshay Culimada Gobolka Sool. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|