|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Komishanka Tamarta Jsl Oo Sheegay In Aan La Aqbali Karin In Shirkadaha Laydhku Uheshiyaan Shacabka Iyo Arinta Ay Ku Dhawaaqeen.
June 24, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha komishanka tamarta somailand maxamed faarax cadare ayaa si adag uga horyimid ga,aan ay habeenkii xalay shaaciyeen kaasi oo ay ku sheegeen in dhawaan habeenkii ay laydhka bahtiin doonaan Isagoo sheegay in aan la aqbali Karin in shacabka loo heshiiyo. Sidoo kale Gudoomiyaha komishanka tamarta ayaa sheegay in talaabo laga qaadi doono shirkadaha laydhka bixiya sidii shirkadihii Roodhida ee xukuumadu xidh xidhay.
Related posts:Madaxwaynihii Hore Ee Jsl Daahir Riyaale Oo Shacabka Reer Somaliland kala Dardaarmay Ku Dhaqanka Qab... Muj Axmed Cali Gaydh Oo ka Hadlay Arimo Xasaasiya Iyo Dardaaranka Uu Ujeediyay Madaxwaynaha la doort... Halkee Ayay Ku Danbeeyeen Biyo Xidheenadii Xukuumadu Hore Uga Dhagax Dhigtay Deegaanka Salaxley. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|