Gudoomiyaha Hay’adda Ka Hortaga Aafooyinka Oo Kulan La Qaatay Hayd’addaha Maxaliga Ah Ee ka Hawlgala Dalka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Hay’adda Ka Hortaga Aafooyinka Oo Kulan La Qaatay Hayd’addaha Maxaliga Ah Ee ka Hawlgala Dalka!
June 2, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha haayada ka hortaga aafooyinka qaranka Faysal Cali Sheekh ayaa kulan la qaatay haayadaha maxaliga ah ee ka hawlgala dalka islamarkaana ay wada shaqayntu ka dhaxayso.

Gudoomiyaha haayada Aafooyinka ayaa ka warbixiyay ujeedada kulanka iyo arimaha ay ka wada hadleen.

COMMENTS
LINKS