Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Xisbiyada Mucaaridka Ku Eedeeyay In Ay Ka Baqayaan Tartanka Ururada! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Xisbiyada Mucaaridka Ku Eedeeyay In Ay Ka Baqayaan Tartanka Ururada!
June 2, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka cabdikariim axmed maxamed (xinif) ayaa xisbiyada mucaaridka ku eedeeyay in ay ka baqayaan tartanka ururada islamarkaana ay taasi ugu wacan tahay in ay ku doodaa qabashada doorashada madaxtooyada.

 

COMMENTS
LINKS