Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Ka Waramay Wixii Uu Kala Kulmay Gudida Dabagalka Ee Golaha Wakiilada! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Ka Waramay Wixii Uu Kala Kulmay Gudida Dabagalka Ee Golaha Wakiilada!
June 21, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka cabdikarim axmed xinif ayaa ka waramay waxyaabo lala yaabo oo kala kulmay gudida dabagalka hanta qaranka ee golaha wakiilada oo uu saaka hortagay

Sidoo kale gudoomiye cabdikarim ayaa sheegay in xildhibaanada meesha fadhiyay qaarkood dagaal diyaar u ahaayeen islamarkaana ay waydiiyeen su,aalo kka baxsan toobiga.

COMMENTS
LINKS