|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudida Dhex Dhexaadinta Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka Oo Ka Hadlay Halka Wax Umarayaan, Beeniyayna Warar Laga Faafiyay!
June 25, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudida dhex dhexaadinta khilaafka xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka ee ka kooban golaha guurtida iyo madaxdhaqameedka ayaa ka hadlay halka wax umarayaan hawlihii ay ku dhex dhexaadinayeen Sidoo kale gudida dhexdhexaadinta ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay hadal kazoo yeedhay badhasaabka gobolka maroodi jeex iyo xildhibaan guurtida katirsan kuwaasi oo ay sheegen in aan hadalkoodu waxba kama jirin. https://youtu.be/Ok3UTUUEiCQ
Related posts:Shirka Kampala Ee Soomaalida dhexdeeda Iyo Culeyska Horyaalla Dawladda Soomaaliya Iyo Miisaanka U Si... Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Shaaca Ka Qaaday Inaanay Dalka Ka Hawl-geli Karin Warbaahin Aan R... DAAWO;Heesta “Mujaahid Alaystay” Iyo fanaanada Sahra Cali Xasan Oo Qiiro Galisay Dadki Iskugu Yimid... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|