Golaha Wakiilada Somaliland Oo Kala Diray Komishanka Tamarta Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Golaha Wakiilada Somaliland Oo Kala Diray Komishanka Tamarta Jsl.
June 19, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Golaha Wakiillada Somaliland ayaa kala diray Komishankii Tamarta Somaliland, iyagoo sheegay in magacaabistoodu sharciga khilaafsan tahay.

Golaha Wakiillada ayaa madaxweynaha ugu baaqey in uu dib usoo magacaabo xubnaha Komishanka.

Arrintan ayaa kusoo beegmaysa xilli dhawaan ay Komishanka Tamartu joojiyeen qiimo kordhin ay sameeyeen shirkadaha Korontada Somaliland, arrintaasi oo khilaaf ka dhex abuurtay Komishanka iyo Shirkaddaha Korontada.

COMMENTS
LINKS