Gabadhii Ay Ciidamada Boolisku Jidh Dil Ugaysteen Oo Ka Hadashay Dhaawacyo Culus Oo Ay Soo Gaadhsiiyeen | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gabadhii Ay Ciidamada Boolisku Jidh Dil Ugaysteen Oo Ka Hadashay Dhaawacyo Culus Oo Ay Soo Gaadhsiiyeen
June 9, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gabadh kasoo muuqatay markii uu socday mudo haraadkii xisbiyada mucaaridku iyagoo si xun ugaraacayaan ciidanka boolisku islamarkaana mid kamid ah saraakiishii hogaaminasa uu si badheedh ah laag ugu  dhufanayo ayaa ka hadashay sidii wax ugu dhaceen iyo jidh dil ay ugaysteen

Sidoo kale gabadhan ayaa sheegtay in aanay ka hadhay askartaa sida xun ujidh dilay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS