Dahabshiil Bank Oo Abaalmarino Gudoonsiiyay Qaybo Kamid Ah Macaamiisheeda! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dahabshiil Bank Oo Abaalmarino Gudoonsiiyay Qaybo Kamid Ah Macaamiisheeda!
June 12, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Shirkada dahabshiil group qaybteeda baanka ayaa abaalmarino gudoonsiisay qaarkamid ah macaamiisheeda.

Munaasibad balaadhan oo ay qabatay shirkada dahabshiil ayna kazoo qaybgaleen maamulka guud ee shirkada iyo masuuliyiin kale ayaa lagu abaal mariyay qaybo kamid ah macaamiisha shirkada.

Sidoo kale maamulka shirkada ayaa umahad celiyay macaamiisha shirkada gaar ahaan qaybta baanka

Dhanka kale maamulaha shirkada cabdirashiid maxamed siciid ducaale ayaa ka hadlay ujeedada ay ubaalmarinayaan macaamiisheeda.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS