Dab Xoogan Oo Qabsaday Xerada Xoolaha Ee Magaalada Berbera Iyo Khasaaraha Uu Sobobay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dab Xoogan Oo Qabsaday Xerada Xoolaha Ee Magaalada Berbera Iyo Khasaaraha Uu Sobobay!
June 15, 2022 - Written by Editor:

BERBERA(W,N)-Dab xoogan ayaa saaka ka xeryaha xoolaha ee magaalada berbera halkaasi oo ay ku shuf beeleen calafkii xoolaha ee goobahan yaalay.

Sidoo ciidamada dab damiska ee magaalada berbera ayaa gurmad ka galay sidii ay dabkan u xakamayn lahaayeen kuwaasi oo goob danbe damiyay.

COMMENTS
LINKS