DAAWO;-Dood Kulul Maxaa Laga Qaban Karaa Kor Ukaca Qiimaha Laydhka Ee Shacabka Lagu Kordhiyay? | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Dood Kulul Maxaa Laga Qaban Karaa Kor Ukaca Qiimaha Laydhka Ee Shacabka Lagu Kordhiyay?
June 7, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)Dood kulul oo lagaga hadlayay kor ukaca qiimaha korontada ayaa waxaa kazoo Agaasimay Tvga MMTV Taasi oo ay kazoo  qaybgaleen masuuliyiin ku hadlayay afka shirkadaha bixiya adeega korontada ee magaalada hargaysa,aqoonyahan madax banaan iyo sharciyaqaano

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA DOODAN OO DHAMAYSTIRAN;

COMMENTS
LINKS