|
|||||
WAJAALE NEWS
Congresska Maraykanka Oo Ansixiyay Xeerka Iskaashiga Somaliland Iyo Maraykanka!
June 9, 2022 - Written by Editor:WASHINGTON(W,N)-Koongress-ka dalka Maraykanku waxa uu maanta ansixiyay Xeerka Iskaashiga Somaliland (Somaliland Partnership Act). Waa talaabo taariikhi ah oo horseedi doonta in Somaliland iyo dalka Maraykan ay iska kaashadda arrimo badan iyo in Somaliland dalka Maraykanku toos ula macaamilo marka u helo taageerooyinka dhiman. Senator Jim Risch, oo ah Senator 28-aad ee Idaho, kanna tirsan guddida Arrimaha Dibedda ee Kongress ka ayaa kaddib ansixintii Xeerka yidhi “Maaddaama Geeska Afrika uu wajahayo caqabado badan oo qalafsan, Maraykanku waa in uu sahamiya dhammaan xidhiidho faa’iidada leh ee lala yeesho saaxibadda dimoqraadiga ah, oo ay ku jirto #Somaliland. Aad baan ugu faraxsanahay in aan arko sharcigan maanta” Related posts:Maareeyaha Dekedaha Jsl Oo ka Warbixiyay Geelii Ugu Tirada Badnaa Ee Jsl U Dhoofinayso Dalka Masar. ๐๐๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐๐๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ค๐ ๐ช๐๐ฒ๐ ๐ ๐๐ฅ๐๐ฒ ๐๐ก๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ฌ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ข๐ฆ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐ซ๐๐ง๐ค๐ Qaban Qaabada Shirka Beelaha Garxajis Oo Ka Socday Magaalada Burco Iyo Madax-dhaqameed Lagu Soo Dhaw... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
๏ปฟ |