|
|||||
WAJAALE NEWS
Congresska Maraykanka Oo Ansixiyay Xeerka Iskaashiga Somaliland Iyo Maraykanka!
June 9, 2022 - Written by Editor:WASHINGTON(W,N)-Koongress-ka dalka Maraykanku waxa uu maanta ansixiyay Xeerka Iskaashiga Somaliland (Somaliland Partnership Act). Waa talaabo taariikhi ah oo horseedi doonta in Somaliland iyo dalka Maraykan ay iska kaashadda arrimo badan iyo in Somaliland dalka Maraykanku toos ula macaamilo marka u helo taageerooyinka dhiman. Senator Jim Risch, oo ah Senator 28-aad ee Idaho, kanna tirsan guddida Arrimaha Dibedda ee Kongress ka ayaa kaddib ansixintii Xeerka yidhi “Maaddaama Geeska Afrika uu wajahayo caqabado badan oo qalafsan, Maraykanku waa in uu sahamiya dhammaan xidhiidho faa’iidada leh ee lala yeesho saaxibadda dimoqraadiga ah, oo ay ku jirto #Somaliland. Aad baan ugu faraxsanahay in aan arko sharcigan maanta” Related posts:DAAWO; Xildhibaan Mubaarik Bidhi oo Muuse Biixi ku Maseeyay Digtaytor Qaatey Nidaamkii Siyaad Barre ... Tafaasiil ku Saabsan Wejiyada u Qarsoon Shirka Qaran ee Madasha Wada-tashigu Dabada ka Riixayso Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Furay Shir Lagaga Hadlayo Caqabadaha Iyo Fursadaha Wax Soo Saarka Dal... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|