“31sano Somaliland Jirtay Maanta Maalin Ay Uga Cabsi Badan Tahay In Ay Dunto Majirto..”Ex Xildhibaan Qabile. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“31sano Somaliland Jirtay Maanta Maalin Ay Uga Cabsi Badan Tahay In Ay Dunto Majirto..”Ex Xildhibaan Qabile.
June 1, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maxamed faarax qabile oo katirsan golihii wakiilada ee hore ayaa ka hadlay xaalada dalku marayo oo uu ku tilmaamay in ay gaaadhay halkii ugu xumayd.

Sidoo kale ex xidhibaan qabile ayaa sheegay in ay madaxwaynaha Somaliland aanu qaadanin wax talo ah.

 

COMMENTS
LINKS