|
|||||
WAJAALE NEWS
๐๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ต ๐จ ๐ฑ๐ต๐ฎ๐น๐ฎ๐๐ฎ๐ ๐ฅ๐ผ๐บ๐ฎ๐ป๐ถ๐ฎ ๐ข๐ผ ๐๐ฎ๐ฎ๐ณ๐ถ๐ป๐ฎ๐๐๐ฎ ๐ก๐ถ๐ป ๐ฅ๐ฒ๐ฒ๐ฟ ๐๐ฎ๐ฏ๐ถ๐น๐ฒ๐ ๐๐ต ๐ข๐ผ ๐๐ ๐๐ฎ๐ฟ๐๐๐ฟ ๐ ๐๐ต๐ฎ๐๐ต๐ฎ๐!
June 30, 2022 - Written by Editor:(INAY Muslim Noqoto Waxaa Sabab u Ahaa (Ninkeeda Oo Somali ah ) Mid kamid ah Xaafadaha Caasimada Romaniya Ee Bucharest. Waxaan Si kadis ah Ku aragnay Mamo Romaniyan ah Afka Somaliga Ah ku hadasha Magaceedi Islaamka kadib Loo bixiyay waa Halimo Sacdiyo, Dhalasho ahaan waxey Kasoo jeedaaย Romainia, Balse Waxey caruur uย Dhashay nin Somali ah Caruurteeduna Waa (Xareed & Mohamed )ย Ninkeediiย Hore Wuu Dhintay, Iyo Mid kamidย Wiilasheeda… Waayaheedi Nolasha Mar Ee Igaย Shekeeneysay Waxey tidhi, “Waxaanย guursadayย 2Nin oo Somali ah Midka Koowaad Ee Aanย Caruurta Udhalayย Wuxuu Kasoo jeeday Somaliland waxaanu ahaaย (ISAAQ ~SACAD MUUSE ~ Jibriil Abokor Reer XAREED ) waxaana la odhan jiray Sheekh Barkhad Cawaaleย waana Qofkii Sababta U ahaa in aan Diinta islaamka soo galo (alle ha unaxariisto) Waxey iisheegtay In Reerkaas Jeclaan lahayd In Maalin uun lakulanto…. Tiro 6 jeer Baa Somalia Tagay Waqtigii Barisamaadka ayay Hadalkeedi Sii raacisay.. “Ninka labaad Ee aan Guursaday Wuxuuย Kasoo Jeeday BALADWAYENE (XAWAADLE ~Cabdlla Salaymaan) Hada Mawada Xiriirno Oo xidhiidhkayaguna Mar hore ayuu go’ay Wuxuuย kunoolyahay Germany” ayay tidhi 75% Luqada Somaliga Iigu sheekeyneesay Mar marne Heeso qaaraami ah ayay cod Yar ku qaadeesay Walibaย lahjada Reer Waqooyiga / Wareeysi Muuqaal ah Aan rabnay inaa Ka Qaadno aniga Iyoย ( Geedi Sahan – Somali Traveler ) Nooma Suura galin…wax Taleefan ah iyo adress ah inooma reebin Oo taleefanba maba Wadato… Anagane Waxaan Leenahay “Shiekh Barqad Cawaalle” Alle Haku Naxariisto Qofkii Reerkaas Yaqaanane Sheekadan Hala wadaago Inshallhย โค๏ธโค๏ธ โ๏ธMohamud Hassan Qasaaye ๐ธGeedi Sahan – Somali Traveler COMMENTS
|
LINKS
|
||||
๏ปฟ |