|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumadda Somaliland Oo Mumnuucday Qabashada Munaasibad Kale Oo Xuska 18may Ah, Xili Xisbiyada Mucaaridku Isku Diyaarinayaan
May 16, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaaada ariaha gudaha Somaliland ayaa sheegay qoraal uu soo saaray in ay mumnuuc tahay in mucaradku qaban-qaabiyo munaasabaddo loogu debaal-dagayo 18 May. Sidoo kale Xukuumadda ayaa sheegtay in sharciga lala tiigsan doono cidkasta oo isku dayda in ay qaban qaabiso Xafladdo aan ahayn kuwa guddida Qaran ee xuska 18 May wadaan.
Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|