Xubin kamid Ahayd Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Xilkii Iska Casilay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xubin kamid Ahayd Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Xilkii Iska Casilay!
May 14, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xubin kamid ah gudida doorashooyinka Somaliland ayaa goor dhawayd shaaciyay in uu iska casilay xubinnimada komishanka doorashooyinka xil khilaaf ka dhextaagan yahay xubnaha komishanka

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS