HARGAYSA(W,N)-Isbahaysiga Xisbiyada Mucaaradka Somaliland Ee UCID Iyo WADDANI Ayaa Caawa Munaasibad balaadhan oo loogu dabaal degayo Maalinta Qaran ee 18 May ku qabtay magaalada Hargeysa.
Musharraxa madaweynaha Xisbiga WADDANI md Cabdiraxmaan Cirro iyo guddoomiyaha UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa Sidoo Kale kasoo Qaybgalay Dadweyne Tiro Badan oo Taageerayaasha Labada Xisbi Iyo Xildhibaano Golaha Wakiilada katirsan.