|
|||||
WAJAALE NEWS
Xisbiyada Mucaaridka Oo Luuqadii Ugu Adkayd Kula Hadlay Madaxwayne Biixi.
May 14, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xisbiyada mucaaridka Somaliland ee Ucid iyo waddani oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa luuqadii ugu adkayd kula hadlay xukuumada madaxwayne biixi iyo wasiiro maanta iyaguna warbaahinta ka hadlay isagoo sheegay in aanay marnaba madaxwayne biixi ka yeelaynay in uu xisbiyadooda baabiiyo isna kursiga nabad ku fadhiyo. Gudoomiyayaasha labada xisbi faysal cali waraabe iyo gudoomiye xirsi ayaa sidoo kale arimo door ah ka hadlay oo la xidhiidha xuska 18may.
Related posts:Ra'iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya oo Maanta si Rasmi ah xilka ugala Wareegay Ra’iisul Wasaarihi... Daawo: Xoghayaha Warfaafinta Ee Xisbiga Mucaaradka Ah Ee WADDANI Oo Wasiirka Arimaha Gudaha Ku Edeey... DAAWO;Agasimaha komishanka Aidska Cabdikariin Xinif Oo Ka sheekeeyay Sababaha ku Qasbay in Uu Baxo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|