|
|||||
WAJAALE NEWS
Xisbiyada Mucaaridka Oo Luuqadii Ugu Adkayd Kula Hadlay Madaxwayne Biixi.
May 14, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xisbiyada mucaaridka Somaliland ee Ucid iyo waddani oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa luuqadii ugu adkayd kula hadlay xukuumada madaxwayne biixi iyo wasiiro maanta iyaguna warbaahinta ka hadlay isagoo sheegay in aanay marnaba madaxwayne biixi ka yeelaynay in uu xisbiyadooda baabiiyo isna kursiga nabad ku fadhiyo. Gudoomiyayaasha labada xisbi faysal cali waraabe iyo gudoomiye xirsi ayaa sidoo kale arimo door ah ka hadlay oo la xidhiidha xuska 18may.
Related posts:“Hadii Ay Xukuumadu Qaadato Raysal Baarlamaanka Waxay Doonaysaa In Uu Unoqdo Yes Man, Mucaaridkuna W... DAAWO;-Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay In Uu Soo Gaadhay Mishiinkii Lagu Baadhayay Coronavirus Xildhibaan Ibraahim Axmed Haybe oo Uga Mahad Celiyay Marwada Madaxwaynaha Djibouti Deeqdii Ay Soo Ga... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|